Enroll Banner

Isqorista PPS

Isqorista PPS

Weydiiso Caawinaad

  • Wac:

    English:          503-916-3205
    Español:         503-916-3205
    Ti?ng Vi?t:     503-916-3584
    中文:                503-916-3585
    Русский:        503-916-3205
    Soomaali:      503-916-3586 

    Iimeyl: enrollment-office@pps.net

    Booqo: Enrollment & Transfer Center at 501 N. Dixon St, Suite 140

Barnaamijka Guri la'aanta McKinney-Vento

  • Haddii aanad lahayn cinwaan joogto ah ama aad ku nooshay guri aan joogitaankiisa la hubin, fadlan wac 503-916-5770 ama booqo bogga internetka ee McKinney-Vento si lagaaga caawiyo is-qorista.

Fasalkee?

  • Age-Group Somali Fasalkee Ayaa Ardaygaaga Ku Habboon?

    Raac shaxda ku taala dhinaca midig si aad u aqoonsato fasalka ku habboon arday ku-cusub-PPS.